Maanta iyo Martida Barnaamiyada Radio Somaliweyn iyo Eng Yariisow

Waxaa wareeysi ku saabsan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya uu wariyaheena arimaha siyaasada MR Yoonis Khalif uu la yeelan doona Wasiirka Warfaafinta ee dowlada federalka Mudane Abdirahman Omar Osman Eng Yariisow.

Maanta oo sabti ah sacada Afrikada bari markay tahay 6 fiidnimo, tan waqooyiga Yurub na 5 galabnimo.