Daawo: Shariif Xassan oo la soo hishiiyey shirkadaha sunta daadiya

Waxaa la soo sheegay in Shariif Xassan uu socdaal ku tagay dalka imaaraadka si uu heshiis u kala saxiixdaan dhorw shirkadoon oo ah shirkadaha sunta daadiyo.

Waxaa la sheegay in Shariif Xassan uu aad u doonaayo in uu lacag helo sidaa darteed waa inuu helaa qoladii lacag haysa khashin ku shubsysa xeebaha Marka iyo Baraawe.

Khaakhaa oo warbixintaan soo dhigay bartiisa Facebook ayuu waxaa uu soo xaqiijiyey in ay arintaasi jirto iyo wax yaabo kale oo badan, asigoo arintaasi ka hadlaayo wuxuu hadankiisa ku bilaabay sida tan…..

SHARIF SAKIIN OO HESHIIIS LA GALAY SHIRKADAHA SUNTA DAADISO !

Posted by Mohamed Abanur on Sunday, August 13, 2017