Saraakiishan oo ka socotay dowlada Mareykanka ayaaa uqaabilsan wadamada bariga Afrika waxaana kulanka ay Jubaland la kulmeen
Saraakiishan africom layiraahdo ayaa maamulka Jubaland waxa ay kawada hadleen duqeynta meelo kamid ah deegaanada Jubooyinka
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaaa saraakiishan kacodsadey kasocota dowlada Mareykanka inay gacan kasiiso sidii loo soo afjari lahaa dhaqdhaqaaqa alshabaab
Imaatinka saraakiisha Mareykanka ee jubaland ayaa kahoreysay iyadoo diyaar garow kadhan ah Al shabaab uu wadey maamulka Jubaland.