Dood Wariyaashii Ugu Weynaa Soomaalida oo Isku Arkay Hargeysa *Daawo*

Magaaladda Hargeysa waxaa lagu qabtay dood Xasaasi ah oo ay kasoo muuqden wariyaasha ugu waa weyn Soomaaliya, waxaana kamid ah Yoonis Cali Nuur, Aadan Nuux Dhuule iyo Waji.

Wariyaashan oo ka qeyb galay dood ay sidoo kale goobjoog ka ahayeen wariyaasha kale ayaa waxaa ay isugu xog wareysteen marxaladihii ay kusoo shaqeeyeen iyo waayaragnimadii markii ay BBC katirsanaayeen.

https://youtu.be/fmVlSSKVP6M