Hogaamiyaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa xeradii hore ciidamada cirka ee madhamaato degmada Kismayo kula kulmay ciidamo qaas ah oo loosoo xiray tababar
Hogaamiyaha maamulka Jubalaand ayaa sheegay in ciidamadan loo tababarey ladagaalanka Alshabaab isla markaana mudo kudhawaad sanad ay tabar maamulka siinayeen
Waxaa uu Axmed Madoobe hogaamiyaha maamulka jubaland kula dardaarmay soo afjarida iyo baabi inta xeryaha ay shabaab kuleeyihiin jubooyinka o ah halka maamulkiisa ka arimiyo.
Diyaar garowgan ayaa yimi kadib markii dhawaan dowlada fedaraalka soomaaliya ay kudhawaaqday dagaalkadhan ah alshabaab inay maamulada qaadaan.