Wasiirka diinta iyo awqaafta Somaliland oo ka hadlay kaniisada laga furay Hargeysa

Wasiirka Diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil ayaa soo dhaweeyay Kiniisada Hargeisa laga furay.

Sheekh Hassan Abdisalam oo Si Kedisa U Weydiiyay Wasiirka diinta Somaliland Waxa Ka Jira Kaniisada Hargeisa Laga Dhisayo & Jawaabta Wasiirka Oo Muran Dhalisay.