Adna Aadan “Somalia Waa argagixiso iyo burcad badeed mana dooneyno inaad nagu riixdaan…” Daawo

Adna Adan oo Marwadii R/W Somalia oo somalia ku sheegtay argagixiso iyo burcad badeed daawo

Marwo Adno oo aad iyo aad ugu hadashay gooni isutaaga Somaliland aadna u muujisay nacaybka ay u qabto in ay Wali lagu sheego in ay ka mid tahay Somalia, kuna tilmaantay in qofna jecleen in uu ka mid noqdo argagixisada Al-Shabaab iyo Al- Qaacida iyo burcad badeedka.

Adna oo hadalkeeda sii wado ayaa waxay tiri dhaliyaradeena oo gaaraaya nus milyan waxay kharka u saaran yihiin in ay ka mid noqdaan argagixisada iyo burcad badeed, sida kaliya oo lagu badbaadin karana Waa in aqoonsigeena nala siiyo si ay u helno xunimo aad Ku badbaadsan karno dhaliyaradeen.