Khaatumo oo Ciidankeeda Ku Dartay Kuwa Somaliland Sheegtayna Inay Buuhoodle Weerari Doonaan

Wasiirka amniga maamulka khaatumo Keyse Cabdi Yuusuf iyo saraakiil ka tirsan ciidamada somaliland ayaa maalmahan socdaal ku saabsan isku darka iyo midaynta ciidanka Somaliland iyo khaatumo waxay ka wadeegaano deegaano ay ka midyihiin Balicad iyo Widh-widh.

Keyse cabdi yuusuf ayaa sheegay inay iska kaashanayaan somaliland iyo khaatumo ka hortaga shirka isimada dhaqanka buuhoodle ay ku balansan yihiin, Wuxuuna sheegay inay Xidheen qayb kamid wadooyinkii magaalada Buuhoodle loo mari jira.

https://youtu.be/_zxUtXelqaI