Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Jeesjeesa ah u Weeraray Jabuuti Iyo Madaxweyne Ismaaciil Geelle *Daawo*

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Jeesjeesa ah U Weeraray Jabuuti Iyo Madaxweyne Ismaaciil Geelle  *Daawo*

Gudoomiyaha waxaa uu khudbadiisa ku sheegay in ay ahaayeen reer Somaliland dadkii usoo gyrmaday xornimada ay hada haysataan dadka reer Jabuuto, dadka reer Hargeysa ayaa ahaayeen dadkii u dhintay xoriyada Jabuuti ma aysan aheer reer Somalia dadkii daafacay dalka Jabuuti.

Marka madaxweynaha Jabuuti waxaan u sheegeynaa in uu na garab istaago oo anagaa is bashan oo daris bada ah, marår bada ayuu Xamar tagay wali Hargeyso ma husan inmana, inuu yimaado aheed anagaa reerahaas isaga xigno ayuu sheegay Faysal Cali Waraabe.