Buraanbur: Dhalintii xabsibeey galeen cidna uma maqneen. Tirisay Xamdi

Dhalintii xabsibeey galeen cidna uma maqneen.
Kuwa xibnahoodi xabad lagadhigay xasuuq.
Kuwa xagjirda galoo bambada uxiran
Kuwa tahriib adayoo meedku xeebta yaal.
Kuwa uxarooday magafaha xasidka.
Kuwa xuduud yurub galoo diidmo lagu xayiray .
Xasan kheyre ka xumadayoo xabsiyada utagay.
Xabadka ugaracday xoriyad ineey helaan.
Xamdi ilaah weeye xakiinkana mahad iskaleh.
Xilka nogudhibay xasan kheyre xidig wadani.
Aloow noxafid inti xasano kala ah.