Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn ka yeeshay caqabado ku hor gudban 17-sano kaddib

Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shirkii ugu ballaarnaa ee looga hadlay caqabado ku hor gudban tan iyo markii la saasay muddo ku dhow 20-sano, waxaana shirkaasi ka soo qeyb galay dhammaanba naadiyada Shataranjiga ee uu xiriirku aqoonsan yahay. Arrimaha ugu waaweyn ee shirweynaha looga hadlay oo toban qodob ka koobnaa ayaa waxaa … Continue reading Xiriirka Shataranjiga Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn ka yeeshay caqabado ku hor gudban 17-sano kaddib